Farmaajo oo kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu soo gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta xogta iyo diyaarinta diiwaanka Ciidanka.

Madaxweynaha ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Qalabka Sida oo aas-aas u ah dowladnimada dalkeenna iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka lagaga sifaynayo dalka argagixisada.

Farmaajo ayaa maal mihii udanbeyay waday guluf colaaded oo ku wajahan gobolada jubooyinka iyo Gedo oo uu geeyay ciidamadii ugu tirada badnaa.

  1. Xafiiska Wararka,muqdisho.

Info@aragticusub.com