Gaalkacyo oo  dhismaha maamul kale laguwado in loogo dhawaaqo .

 

Gaalkacyo (Aragticusub Media) – qaar katirsan xubnaha mucaaradka iyo Siyaasiyiin u badan baarlamaankii hore ee Galmudug oo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegeen inay ka dhisayaan maamul aan ahayn ka dhismihiisu ka socdo magaalada Dhuusamareeb.

wararka aynu ka heleyno Galkacyo ayaa ku waramayo in xubnaha oo hogaaminayo wasiirka waxbarashada Galmudug  Sheekh Ibraahim Guureeye, sidoo kalena ahaa guddoomiyihii seddxda gole Ahlu-Sunna Waljamaaca.

Sheekh Ibraahim oo u waramay qaar kamid ah warbaahinta muqdisho, isaga oo jooga magaalada Gaalkacyo, ayaa waxa uu sheegay halkaas ay ka bilaabayaan dhismaha maamul cusub, maadaama sida uu sheegay ay iyagu yihiin dadkii horay loogu igmaday hoggaanka maamulka, isla markaana ay hadda doonayaan inay Gaalkacyo ku qabtaan doorasho madaxbanaan.

Haladaka shekh Ibraahin ayaa imaanayo xili M/weeyne xaaf oo qaadacay Barlamaanka lagudoortay dhusamareeb.

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com