Guddiga Doorashooyinka Koofur galbeed oo soo saaray magacyada Odoyaasha soo xulaya ergada 7 kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koofur galbeed ayaa soo saaray xalay magacyada Odoyaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 7 kursi oo deegaan dooraahadoodu tahay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Kuraastaan 7-da ah Guddiga ayaa hore usoo saaray markii ay taariikhdu ahayd 10-kii bishaan March ee Sanadkaan 2022.

Qoraal kssoo baxay Guddiga ayaa lagu yiri “Guddiga hirgelinta doorashada waxay shaacinayaa magacyada odoyaasha dhaqanka iyo ururada bulshada rayidka ee soo xulaya ergada 7 kursi guddigu shaaciyey 10 March 2022”

Kuraasta waxey kala yihiin tirsigooda: Hop#181, Hop#204, Hop#197, Hop#179, Hop#172,