Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay shaxda isu soo baxyada Ururada Siyaasada Puntland

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa soo saaray shaxda isusoo baxyada Urur-siyaasada Puntland oo bilaamandoonta 26/09/2021.

Ururkasta  Waxa uu  o’lole iyo isu-soobax Sameynayaa saddex beri.

Halkaan  ka Akhriso shaxda Gudiga doorashada Puntland

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com