Gudiga lagu Murunsanyahay ee doorashooyinka Heer Federaal oo kormeeray goobaha loo asteeyay doorashada

Guddiga lagu murunsan yahay ee Doorashooyinka heer Federaal &mas,uuliyiin  ka tirsan Guddiga Amniga Doorashooyinka ayaa kormeeray Xarunta Gaadiidka Booliiska oo loo qorsheeyay  in ay dhacdo Doorashada kuraasta Gobollada Waqooyi & Banaadir.

Guddiga ayaa wada dadaalo ay ku sii dar daragelinanayaan doorashooyinka dalka

Booqashada gudiga ee goobaha loo asteeyay doorashooyinka ayaa imaanaysa xilli Ra,iisal Wasaare Rooble uu sheegay in in siyaasiyiinta mucaardaka uu la fariisanayo si uu kaga qanciyo tabashada doorashada ,

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com