Gudoomiyaha Aqalka sare oo lagu soo dhaweeyay Garoowe

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya  Cabdi XaashiCabdilaahi

Soo dhoweynta waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wikiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo labada Guddoomiye Ku-xigeen ee Baarlamaanka Puntland, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha puntland , saraakiil ciidan iyo Xubno  kale.

Wafdiga Guddomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta ka qayb gelaya Aaska Qaran ee loo samaynaayo Madaxweynihii hore ee  Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com