Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ka horyimid habraaca Doorashada Dalka.

Muqdisho:- Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abdi Hashi ayaa si aad ah uga horyimid go,aanadii ka soo baxay shirkii Muqdisho ku dhex maray Dowlada dhexe iyo Madaxda Maamul goboleedyada.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Gudoomiyaha ayuu ku tilmaamay in habraacaas uusan dhaqan gal noqan karin inta khilaaf ka dhex jiro gudiyada Somaliland.

Waxaa uu ku baaqay in marka hore xal loo heli khilaafka jira si markaa loogu gudbi dhismaha aqalka sare iyo aqalka hoose.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka Abdi xaashi Maanta soo saaray:-

Xafiiska Wararka ,Muqdisho.

Info@aragticusub.com