Haweneey 48-jir ah oo lagu eedeeyay in si qaldan NAV lacag uga qaadatay

Xafiiska ceeyrta ee NAV ayaa warbixin ee soo saartay ku sheetay in haweeneey da´dedu tahay 48 jir si qaldan lacag uga qaadanjirtay iyada oo ku maqan dalka dibadiisa .

Haweeneydaan ayaa lashegay lagahaan in ay qaadatay inta u dhexeysa Febraayo 1, 2014 illaa  28,Feebarwari 2015, waxa ee qarisay  in ay sheeto  kaarka warbixinta ee looyaqaano meldekort halka ay ka soo dirtay kahor inta ee NAV u soodirin.

Nav ayaa dhoor jeer oo hore  soo bandhigay tira dhoor ah oo ay ku shegeen in si qayaano ah ay ku qaadan jireen lacagaha ceerta ee lagu caawiyo dadka shaqala,aanta ah iyo kuwa aan shaqeeynkarin.

Waxaa lasiiyay lacag dhan 221,376 kr  mudadii ay dalka kamaqneed  waxaana laguwadaa in 5- Febraayo maxkamad lasoo taago.

https://www.dagsavisen.no/roganytt/skal-ha-valgt-a-a-svindle-nav-mens-hun-befant-seg-i-utlandet-1.1656857?fbclid=IwAR37_FidxuupLUgSWvRnKZPer8mEn6rydGROJ5aW5DiSHjGmQcLZ6YLe9Is

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com