In kabadan 30 kun oo Arday ah oo maanta fariistay Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga Sare

Ku dhawaad 40kun Arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa maanta  galaya  imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare.

Imtixaankaan ayaa waxaa  diyaarisay wasaarada waxbarashada ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya waxaa uuna  ka dhacayaa degaanada maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, Koofurgalbeed,Jubbaland iyo gobolka Banaadir marka laga reebo puntland

Goobaha  Imtixaanka lagu galaayo ayaa waxaa la geeyay Ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaanka iyo kormeerayaal loogu talo galay inay ilaaliyaan Imtixaanka,kuwaas oo qaarkood ka socda Wasaaradda Waxbarashada Xukumaad Soomaaliya

Imtixaankaan ayaa waxaa  diyaarisay wasaarada waxbarashada ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya waxaa uuna  ka dhacayaa degaanada maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, Koofurgalbeed,Jubbaland iyo gobolka Banaadir marka laga reebo puntland

Goobaha  Imtixaanka lagu galaayo ayaa waxaa la geeyay Ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaanka iyo kormeerayaal loogu talo galay inay ilaaliyaan Imtixaanka,kuwaas oo qaarkood ka socda Wasaaradda Waxbarashada Xukumaadda Soomaaliya

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com