Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka oo yimid Muqdisho (SAWIRO).

Muqdisho,Kaaliyaha xoghayaha Arimaha dibadda Mareykanka ee Arimaha Afrika Tibor P. Nagy ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Kaaliyaha ayaa kulan la qaatay Ra,isul wasaare kheyre.

Tibor P. Nagy ayaa uga mahadceliyay Ra,isul wasaaraha soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay.

Sidoo kale kaaliyaha ayaa ku bogaadiyay Xukuumada Kheyre dadaalada ay ku bixinayaan dhanka amaanka iyo soo kobaha dhanka dhaqaalaha ah.

Daawo sawirada kulanka dhex maray Ra,isul wasaare kheyre iyo Tibor P. Nagy.

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com