Macalin Maxamuud oo dalbaday in aan loo gacan galin dowlada.

Dhuusa,Mareeb, Hogaamiyaha Ahlu-sunna ee Gobolada dhexe Macalin Maxamuud ayaa dalbaday in aan loo gacan galin dowlada.

Macalin Maxamuud oo xalay kulan la qaatay Madaxweyne Qoor-qoor ayaa u gudbiyay dalabkisa ahaa in aan la geyn Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Macalinka ayaa codsaday in loo fududeeyo safarkiisa Garoowe si uu uga sii gudbo Dalka Kenya.

Macalinka iyo xubnaha la socda ayaa la filayaa in maanta u amba baxaan Garoowe hadii aysan isbadal kale dhicin.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com