Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Gobalka shabeelaha Hoose

Madaxweynaha maamulka  Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Dikareeto kasoo baxday Xafiiskisa ku  Magacabay Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Shabeelaha Hoose.