Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe.
Mr. Deni, waxa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland , saraakiil iyo Xubno kale .
Madaxweyaha Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa sida wararku sheegayaan halkaas u joogay arimo siyaasadeed, oo la xiriira Doorashooyinka Soomaaliya.
ARAGTIYo
Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka.
Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...




















