Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wafdigiisa oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta  dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb Xaruunta Maamulka Galmudug.

Waxaa garoonka diyaaradahaDhuusamareeb  kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka DR Maxamed Nuur Gacal iyo Xubno kale

Qoor Qoor  ayaa muddo 13 Cisho ah ka maqnaa Magaalada Dhuusamareeb waxaana , iyadoo intii uu joogay Magaalada Muqdisho uu kaga qayb galay shirkii Madaxda Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada  oo ugu dambeyntii  lagu heshiiyay doorashada ka qabsoomi doonta Dalka iyo isaga oo sidoo kale ka qayb galay kulamo gaar agar ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com