Madaxweyne Waare oo magacaabay Gudiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hir shabeele

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa magacaabay Guddiga Farsamada soo xulidda Xildhibaannada Baarlamanka labaad ee Hirshabeelle.

Guddiga oo ka kooban 11 xubnood Gudigaas oo uu sheegay Mudane Waare in lagu soo xulay wadatashiyo uu la sameeyay Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Hir shabeele Cali Guudlaawe

wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne waare ayaa u qorneyd sidaan:

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com