Madaxweynihi hore ee Sooomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynihii hore ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana Tirsan madasha Xisbiyada Qaran.

labada dhinac ayaa ka wada hadlay Doorashada 2020-2021, iyo Arimo la xiriira Gudgii doorashooyinka ee dhawaan uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Rooble

Mudane Xasan sheekh ayaa si weyn u dhaliilay Gudiga dhawaan uu soo Magacaabay Ra’iisal Wasaare Rooble iyadoo uu Qoor Qoor uu kala hadlay sidii loo xalin lahaa Tabashada Gudigaasi ay ka qabaan Xisbiyada Mucaaradka si doorasho xor iyo Xalaal ah uga dhacdo Soomaaliya

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com