Maraykanka oo sheegay in Soomaaliya ka Fuliyeen Mashruuc Dad badan ay ka Faa,ideysteen

Madaxda Safaarada Mareykanka Soomaaliya ayaa sheegay  in mashruuc shaqo abuur ah oo ay ay ka faa’iideysteen Dad badan oo Soomaali ah ay Fuliyeen

 

Mashruucan oo ay fulineysay USAID ayaa ahaa taageerida shirkadaha ka ganacsatada kaluumeysiga iyo iibinta cuntooyinka badda laga soo saaro.

 

Safaaradu waxa ay tilmaantay in in ka badan 2000 oo qof ay barnaamijkaan ka heleen shaqo buuxda oo joogto ah.

Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Mshruucaan ay ka Faa,ideysteen Dad badan oo Soomaaliya kuwaas oo la baray Xirfado ay ku shaqeystaan ee dhinaca kalluumeysiga.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com