Maxaa looga doodayaa Kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka Maanta ay yeelanayaan?

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku lehXarunta Villa Hargeysa

Ajandaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka ayaa ah, Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyadda Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed, Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Bixinta Aqoonsiyada Dadweynaha iyo u Codeyta W/B Sharciga Hantidhawraha Guud eeDalka.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta uu jiro kulanka golaha shacabka isla markaana ay soo xaadiraan .
Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com