Mid ka mid ah Musharaxiintii xilka Gudoomiyaha baarlamaanka oo is casilay.

Mid ka mid ah musharaxiinta xilka Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in xilkaas ka tanaasulay.

Abdulaahi Axmed Calasow ayaa goordhaw warbaahinta u xaqiijiyay in xilkaas ka tanaasulay.

Iminka waxaa isugu soo haray xilka Gudoonka baarlamaanka laba musharax taasi oo la filayo in maanta mid u codeeyaan xildhibaanada baarlamaanka Galmudug.

Wixii Warar ah kala soco www.aragticusub.com

Info@aragticusub.com