Musharixiinta U Tartameysa Xilka Madaxweynaha Hirshabeele iyo ku xigeenkiisa oo Maanta Khudbad ka jeedinaya Magaalada Jowhar

Musharixiinta u Tartameysa Xilka Madaxweynaha Hishabeele iyo ku xigeenkiisa maanta ayaa maanta khudbad ka jeedinaya Magaalada Jowhar Taasi oo ay uga hadlayaan Waxyaabaha ay qaban doonaan

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeele ayaa lagu wadaa in maanta dhageystaan Hadal jeedinta Musharixinta Tartameysa

Xilka Madaxweynaha waxaa u taagan Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo afartii sano ee lasoo dhaafay Hirshabeelle madaxweyne ku xigeen ka ahaa.

Maalinta berri ayaa lagu waddaa in Jowhar ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ku xigeenkiisa.
Halka Madaxweyne ku xigeenka uu taagan tahay gudoomiyihii hore ee Hiiraan Yuusuf dabagadeed.
Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com