Muslimiinta Yurub oo biri Sooman.

Iyadoo intabadan wadamada caalamul islaam biri ay utahay maalinta ugu danbeeyso bisha barakeysan ee Ramadan  ayey wax ciid ah ka jirin Norway in guud ahaan yurub.

Muslimiinta yurub oo intabadan ku xiran wadamada caalamul islaam ayaa sheegay in biri ay dhameestiri-doonan 30-bisha ramadan.

Wadamada Sacuudiga, Imaaraadka, Yaman , Qadar, Turkia Maleysia, iyo guud ahaan caalamul islaam ayaa sheegay in biri dhameestiri doonaan maalinta ugu danbeeyso ee ramadaanka.

Dalad ay muslimimta yurub  ku mideeysanyihiin ayaa shaaca ka qaaday in maalinta birito ay soontahay islamarkaana ay Africa wax ka quseen sitoos ahna ay ugu xiranyihiin dowladaha ay hogaanka u heeyso dowlada Sacuudiga.

Saqdii dhexe ee xalay ayaa y sheegtay dowlada Soomaaliya in maalina birito tahay ciid kadib markii ay Nairobi ka sheegeen wadaado ay ka mid yihiin shekh Umal, iyo shekh Shibile oo 2-badu ku nool kenya.

Xarakada Al-shabaab ayaa dhankooda xaqiijisay in biri laga ciidi donna goobaha ay caganta ku hayaan.

Xafiiska Wararka,Oslo

Info@aragticusub.com