Muwaadhin Soomaali ah oo lagu dilay Koofur Afrika

Allah ha u naxariistee ganacsatade Isaaq shiinow Cali ayaa burcad hubeeysan waxa ay ku dileen Afaafka hore ee dukaankiisa oo ku yaala duleedka magalada East London ee gobolka Eastern Cape sida ay inoo xaqiijiyeen ehalada marxuumka

Burcad hubeeysan ayaa toogtay ganacsade Isaaq shiinow xili uu taagnaa afaafka hore ee dukaankiisa lamana oga Sababta ka dambeeysay dilka hasa ahaate burcada falka toogashada ah u geeystay marxuumka ayaa goobta isaga baxsaday iyado daqiiqado kadibna ay booliska gaareen

Dalka Koofur Afrika ayaa maalmihii dambe waxaa ku soo kordhayay dilka iyo Dhac loo gesanaayo Muwaadhiniinta Soomaalida ah  ee ku sugan dalka Koofur Afrika halkaasna ku leh Xarumo Ganacsi

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com