Muxuu isku casilay Senitor Yuusuf Geele Ugaas?

Senator Yuusuf Geelle Ugaas ayaa katanaasulay kursigii Aqalka Sare ee dhawaan dib loogu doortay.

Warqad uu u diray madaxweynaha Galmudug, oo ay heshay Caasimada Online, ayuu sababta uu kursiga isaga casilay waxaa uu ku sheegay inuu rabo inuu reerkiisa ka dhex sameeyo siyaasad caafimaad qabta.

Hoos ka Akhriso warqad uu u diray Madaxweynaha Galmug:

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragtiCusub.com