Oslo oo caawa lagu tooreeyay labo wiil oo dhalinyaro ah.

Falkaan argagax leh ayaa caawa kadhacay magaalada Oslo  ee caasimada wadanka Norway kadib markii lagu tooreeyay labo wiil oo dhalinyara ah meel  aan ka fogeeyn xaadfada ay Ajaanidta u badantahay  ee  Grølannd.
Dhaawaca labada ruux ee la tooreeyay yaa loolacararay Isbitaalka waxaana socdo baaritaan ay sameeynayaan hayadaha amniga .
Maxada hawlgallada booliska Oslo Rune Hekkelstrand ayaa TV-ga dowlada ee NRK u sheegay in dhacdadaasi u sooqabteen hal ruux waxuuna intaa raaciyay in ay ku raad joogaan dad kale oo lagayaabo in ay arinkaa ku lug leeyihiin.
Magaalada Oslo oo ay ku badanyihiin ajanibta  ayaa intabadan waxaa kadhaco falal isugu jiro dilal iyo dhaawaacyo .

Xafiiska Wararka Oslo.

Info@aragticusub.com