Shaqaale lagu amray in guryahooda ay ku dhex Shaqeyaan iyo cabsi xoogan oo wali lagaqabo cudurka Corona.

Waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo Xanuunka Corona oo cabsi badan ku haya adduunka , waxa ayna keentay in Shirkadaha Sheeneesku ay ku amraan shaqaalahooda in ay guryahooda  ku dhex shaqeeyaan oo aysan soo xaadirin xafiisyada shirkada

Madaxa shirkadaha ayaa fasax dheeraad ah siiyay Shaqaalahooda ka immaanaya gobolada ka fog goobahooda shaqada ama kuwa ku dhow dhow magaalada Wuhan ee ah halka uu ka soo billowday Xanuunkan Corona.

Shaqaalaha ayaa lagula taliyay in ay dhaq dhaqaaqa yareeyaan inta laga guuleeysanayo xanuunka Corona .

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com