Madasha Xisbiyada Oo war kasoo saaray doorashadii shalay ee Galmudug


Qoraal kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shaakir ayaa waxaa looga hadlay Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Madaxweynaha Cusub ee Galmudug loogu dioortay Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Qoraalka ay soo saareen Madasha Xisbiyada oo ku qornaa Luuqa Ingariis-ka ayaa waxaa lagu sheegay in Doorashadii ka dhacday Dhuusamareeb ay aheyd mid aan xor iyo xalaal toona aheyn, isla markaana aysan u  dhici sii loo baahnaa.

 

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com