Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Gedo oo la gaarsiiyay Matoorada Biyaha ee Beeraha lagu waraabiyo

Qoysaska beeralayda ah ee degan Jiinka Webiga Jubba ee mara tuulooyin hoos yimaado degmooyinka Luuq iyo Doolow ayaa la gaarsiiyey matoorada waraabiya Beeraha ee biyaha ka soo qaada webiyada ka markii ay saameyn xooggan ku yeelatey fatahaadii dhowaan ku dhuftay deegaano ka tirsan gobolka Gedo.

Dadka Beeraleyda ah  qaarkood ayaa waxaa haysto dhibaatooyin xagga nolosha iyo caafmaadka, gaar ahaan caruurta yar yar.

Matoorada loo qaybiyay Dadka Beereleyda ah ee gobolka Gedo ayaa ku soo aadaya Xiili xalad Nolol Xumo ay heysato Dadka Beerleyda ah eek u nool degaanadaasi

Dhamman Qoysaska Beeraleyda ah eek u nool Gobolada ay maraan webiyada shabeelle iyo Jubba ayaa haatan waxaa la soo darastay xaalado nolol xumo ka dib markii ay isgu darsantay Fatahaado iyo ayax dhibaato ku haaya beerahooda

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com