Qarax ka dhacay Muqdisho oo khasaare dhimasho ah sababay

Wararka aynu ka heleyno degmada kaaran ayaa sheegay in hal qof uu dhintay mid kalena uu dhaawacmay kadib qarax ka dhacay degmadaasi.
goob jooge ayaa sheegay in qaraxan lala eegtay baabuur uu leeyahay uxudiin Xasan Afrax oo o u ololeeya arrimaha bulshada oo aan markaasi isagu la soconin baabuurka.
Waxaa dhintay qof ka mid ah ilaalda, waxaana dhaawacmay qof kale, .
Dhinaca kale, duleedka galbeed ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ka dhacay qarax kaas oo ka dhacay degaanka Weydow ay ku dhaawacmeen dhowr qof, inkastoo aanay jirin dad ku dhintay

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com