Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa degmada Caabudwaaq kulan kula yeeshay Odoyaasha dhaqanka eeDegmada Caabudwaaqi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax,  Odayaasha dhaqanka iyo qaar ka mid ah hoggaaamiyaasha ururadabulshada.

Xubnahaasi  waxa uu kala hadlay arimo ay ka mid yihiin nabadaynta,dib-u-heshiisiinta, kalsooni-dhisidda iyo gaarsiinta adeegyada dowladda ee degmada Caabudwaaq

Talaabadaan ayaa ku soo aadaysa ka dib markii Ra,iisal  Wasaare Rooble  iyo wafdi uu Hogaaminaayo shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq Halkaas oo uu socdaal ku tagay isaga iyo wafdigiisa.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com