Roob waxyeelo geystay oo ka da,ay gobolka Galgaduud

Roob geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka da ay Degmada Baxdo ee gobolka galguduud.

 

Roobka xilliga deyrta ayaa maalmahaan ka da’ayay  qeybo ka mid ah gobolka galgaduud waxaana roob xooggan oo ka da’ay Baxdo ee hoos timaada Degmada Cadaado ku dhinay gabar yar halka Qof  kale oo dhawaac kasoo gaaray, kadib markii uu hoygii ay degenaayeen u uku soo dumay.

 

Ruuxa dhaawaca uu soo gaaray oo ah gabar kale ayaa la dhigay Isbitalka ku yaala Baxdo ee gobolka galguduud

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com