SAWIRRADA:-Taageerayaasha Trump oo xoog ku lawareegay Aqalka Cad ee Congress-ka 

Taageerayaasha Madaxweeynihii hore ee Mareeykanka Donald Trump ayaa xoog ku galay aqalka cade ee Comngresess-ka ee looga taliyo wadankaas.

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka jirto  xarunta looga taliyo dalka Mareykanka kadi markii ay si xoog leh ay ku galeeyn taageerayaasha mr Trump waxaana la arkayay dadkaasi oo raxan raxan usocdo oo dirbiyada xarunta congresess-ka xoog kulawareegay.

Magaalooyin waa-weeyn oo ku yaalo dalkaasi ayaa xiligaan waxaa kasocdo banaanbax ay dhigayaan taageerayaasha Donald Trump kuwaasi oo  ku dhawaaqayo halku dhig ay ugu macgac adareen “Jooji Xatooyada.

Kumanan kun oo taageersan madaxweeynihii dhawaan  looga adkaaday doorashadi dhawaan kadhacday America ayaa xiligaani umuuqdo kuwa aan ku qanacsanen doorashidii loga adkaaday Trump.

Trump ayaa goor sii horeeysay soo dhigay bartiisa Twitter-ka qoraal uu taageerayaashida ugu baaqayo in ay sinabdeed u banaan banaan .

Xaalada wadanka Mareeykan-ka ayaa Aad u kacsan lamana ogo`sida ay wax naqandoonaan .

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com