Deg deg:FRP oo Isaga baxay Xukuumada Erna Solberg.

Oslo, Xisbiga FRP ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in ay isaga baxeen Xukuumada Erna Solberg.

Gudoomiyaha Xisbiga Siv Jensen oo goordhaw warbaahinta la hadashay ayaa shaaca ka qaaday in ay isaga baxeen Xukuumada.

Jensen ayaa sheegtay in ay ka soo horjeedeen keenida Hooyadi ka tirsaneed Daacish.

Siv ayaa balan qaaday in Xisbigooda ku sii jiri doonaan Siyaasada isla markaana soo tartami doonaan doorashada 2021.

Xafiiska Wararka,Oslo.

Info@aragticusub.com