shacabka Xaafadaha Magaalada Kismaayo oo biyo la,aan ka cabanaya

Shacabka ku nool magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka Jubada Hoose  ayaa ka cabanaya biyo la’aan ka jirto magaalada, taasi oo saameyn ballaaran ku yeelatay dadka guud ahaan  ku dhaqan magaaladaasi.

Arrintan ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiinta maamulka Jubaland, kuwaas oo sheegay inay wadaan qorshe wax looga qabanayo cabashada bulshada magaalada.

Biyo la’aanta ayaa ah tii ugu horreysay ee lagu arko magaalada Kismaayo, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.

Qoysaska ku nool Xaafadaha Magaalada Kismaayo ayaa saameyn xooggan ay ku yeelatay biyo la,aanta ka jirta xaafadaha magaaladaasi

Mamulka jubland ayaa wada dadaalo lka xiriira sidii shacabka kismayo ee biyo la,aanta ay heyso ay biyo ku heli lahaayeen

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com