Sheekh la aqal galay nin halkii uu gabar ka filayay(yaab)

Sheekh u dhashay wadanka ugandha ayaa la aqal galay nin halkii uu ka sugayay haweeney uu xiriir la lahaa.

Sheekhan oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Mutumba ayaa la sheegay in uu argagay makii uu ogaaday in qofka xijaaban aysan aheyn gabadhii uu doonayay balse uu ahaa nin lagu magacaabo Richard Tumushabe..

Sheekhaan ayaa ahaa Imaamka masjidka lagu magacaabo Kyampisi, oo qiyaastii 100km (62 miles) dhinaca waqooyi ka xigta magaalada caasimadda ah ee Kampala.

Wargeyska Daily Monitor oo wareysi la yeeshay sheekha ayaa sheegay in la qiyaamay isla markaana uu filayay in uu la aqal gali doono haweeney xiriir kala dhaxeeyay oo lagu magacaabo Swabullah Nabukeera.

Habeenki ugu horeeyay aqal galka ma aan ogeyn in waxa aan guursaday nin ahaa balse ayuu yiri sheekha.

Dadka ku dhaqan xaafada uu imaamka masjid ka ahaa ayaa sheegay in xiriirka u jareen sheekha kadib markii la xaqiijiyay in uu la aqal galay Nin.

Xafiiska Wararka Kambala,Uganda.

Info@aragticusub.com