Taliska Ciidanka Nabad Sugida Jubland oo soo bandhigay Walxa qarxa oo dhulka lagu Aasay

Ciidanka  Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland ayaa sheegay in ay Fashiliyeen miinoyinkan oo ay Al-Shabaab geliyeen wadada isku xirta Goobweyn iyo Yoontooy ee Gobolka Jubada Hoose .

Qoraal kooban oo ka soo baxay Ciidanka Nadab Sugida Jubland ayaa looga hadlay sida ay kaga hortageen Qaraxyadaasi,

 

Waxaa ay Al-Shabaab damac sanayeen in ay ku dhibaateyaan dadka shacabka ah ee wadooyinka isticmaala.

 

Rag lagu tuhunsan yahay falkaan ayaa gacanta lagu hayaa waxaana ku socdo baaritaano.

Muwaadin la shaqee laamaha amniga ayaa lagfu yiri qoraalka ka soo baxay ugida Jubland

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com