Wafdi ka socda golaha Amniga Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho+ Sawiro Daawo:

Wafdi ka Socda Golaha Amniga ee Midowga Afrika ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho

Xubno ka tirsan DFS oo uu qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Saciid Samatar Gacaliye, ayaa garoonka Aden Cadde ku soo dhaweeyay.

Xubnaha waftigan ayaa inta ay joogaan Muqdisho waxa ay kulamo la qaadan doonaan Masuuliyiinta DFS.

Wafdigaan ka socda Golaha Amniga iyo Nabada Midowga Afrika ee Soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa u kuur galaya Xaalada Soomaaliya  iyo arimaha dooreashooyinka .

Xafiiska Aragticusub Muqdisho

Info@aragticusub.com