War murtiyeedka shirka qoomiyada Mudulood ee maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada muqdisho

Shirkii wadatashiga midnimada iyo aayahaya qoomiyada Mudulood ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho , waxaana ka soo been gala  Aqoonyahano Siyaasiyiih Madaxdii hore ee dalka Culumaa´udiin Haween iyo Qurbayoog ku abtirsado beelweeynta Mudulood

Furitaanka shirka iyo xiritaanka shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay shirka Madaxweynayaashi hore, Ra’iisul wasaarihii hore, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirka Amniga, xildhibaano.

Sidoo kale marti sharafta lagu casuumay shirka ee khudbadaha ka jeediyay ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, Galmudug iyo Koofur Galbeed.

Gabagabada war murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa waxaa ka akhriyay Cumar dhagey, waxaana goobta ku sugnaaMadaxweynayaashi hore, Duubabka Dhaqanka iyo siyaasiyiinta ku matala Dowladda Federaalka.

War murtiyeedka ayaa u qornaa sidan:-