Wasiir Fiqi oo fariin u diray shacabka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa kaga digay shacabka ku Sugan Hobyo ee gobolka Mudug  Dhul boobka ay ka wadaan Halkaasi

Wasiir Fiqi ayaa Waxaa uu sheegay in dhawaan ay billbaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Dadka dhul boobka ka wada Degmada Hobyo , tallaabo sharciga waafaqsana laga qaadi doono ciddii lagu qabto falkaas.

Shacabka Degmada Hobyo ku nool ayaa bilaabay Dhul Balaarsi iyo in ay Dad kale kale ee Imaanaya Degmadaasi ay ka iibsadaan Dhul aysan iayagu lahayn Taasi oo keentay in Wasiirka Amniga Galmudug uu soo saaro Digniin ka dhan ah shacabka Degmada Hobyo

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com