Wasiirka Gargarka iyo Maareeynta Musiibooyinka oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb”Daawo :Sawiro

Wafdi uu hugaaminayo wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dalka, Xamsa Siciid Xamsa ayaa gaaray caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay wasiirka wasaaradda Gargaarka Galmudug Abdirahman Makaawe xilibaano iyo wasiiro ka tirsan Galmudug.

Sii haayaha Wasiirka Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka ayaa maalmahaan socdaal ku kala bixinayay degaanada dawlad goboleedyada isaga shalay gaaray magaalada kismaayo kuana wareejiyay madaxda jubland qalab lagula socdo isbedelada Cimilada

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com