Waxaa gabi ahaanba bur bura shirkii nabadeenta ee ka socday magaalada Moscow ee dalka Rushka.

 

Waxaa gabi ahaanba fashilmay wadahadaladi dalalka Libiya iyo Turkiga ugasocday dalka Ruushka kaasi oo luguwaday in ay kasoo baxaan wadahaddalo wax kuóol ah.

Dowlada Turkiga ayaa wacad ku martay in ay talaab ka qaadi donto hogaamiyaha Libiya ee ay tageerto qaramada midoobay iyo intabadan wadamada carbeed.

Tani ayaa waxa ay ka dhigan tahay in dhiiga ku daadadanaya dalka liibiya aan wali loo helin xal lagu soo afjarayo.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca masuuliyiinta dowladda liibiya oo ay uga hadlayaan shirkan fashilmay iyo sida ay u arkaan.

Dalka Liibiya ayaa ilah hada ay kajirin xasilooni tan iyo markii meesha lagasaaray hogamiyihii mudada dheer ka talinaayay talada wadankaasi ee dhintay mudo sanado lagajoogo.

Xafiska Wararka,Oslo

Info@aragticusub.com