Xaalada degaanka shabeeloow ee gobolka Mudug oo degan

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay degan tahay Xaalada  a Degaanka Shabeellow oo ka tirsan Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug halkaas oo uu shalay ka dhacay dagaal xooggan.

Dagaalkii shalay ayaa la sheegay in uu dhexmaray Al-shabaab iyo Dadka Degaankaas waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen in ka badan 15 ruux oo dhinacyadii dagaallamay ah halka tiro kalena ku dhaawacanta

Dadka degaanka ayaa la sheegaya in ay ku adkaatay in ka hortagaan shabaab Islamarkaana ay Taageero ka dalbadeen Ciidanka Danab iyo ciidanka Galmudug eek u sugan gobolka Mudug si ay dagaalka uga gacan siiyaan

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com