Daily Archives: December 3, 2020
Xildhibaanadii Xasaanada laga Xayuubiyay Puntland Sidee u Arkaan Xasaanada laga qaaday?
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed oo ka Tirsan 8 dii xildhibaan ee baarlamaanka Puntland uu xasaanadda ka qaaday, laanta Afka Soomaalida BBC-da waraysi uuu siiyay...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlay Caqbadaha Maamulkiisa ka heysata Doorashooyinka ka dhici doona...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Jubland kaas oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada Jubland.
Sida lagu...
Maxay Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ka yiraahdeen Khilaafka Diblumaasiyadeed ee kala dhexeya Dawlada Soomaaliya?
Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa maanta ka dooday khilaafka diblomaasiyadeed eek ala dhexeya Soomaaliya ka dib kulan ay ku yeesheen Magaalada Nairobi.
Tallaabadaan ayaa la...
Wax ka Ogow Socdaalka Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya +Muhiimadda Safarkiisa Baladweyne
Wafdi uu Horkacayo wasiirka Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muqtaar Xuseen Afrax ayaa gaaray M/ Baledweyne ee xarunta gobolka...
Muxuu Yuusuf Garaad Cumar ka yiri’ Xilka Cusub ee loo Magacaabay ?
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaan uga mahadcelinayaa kalsoonida uu ii muujiyay in uu ii magacaabo Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee arrimaha Gobolweynaha...
Qaramada oo sheegtay in Gurmad la gaasiin doono Dadkii ka cararay Dagaaladii Itoobiya
Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in uu bilowday howlaha Gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan ee Itoobiya.
Arrintaan ayaa timid kadib markii Qaramada...
Wasiir Dubbe oo maanta ka qayb galay 11 guuradii ka soo wareegatay Qaraxii hotel...
Wasiirka Warfaafinta XUkuumadda Federaalka Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe,ayaa maanta ka hadlay xuska sanadguurada 11aad ee ka soo wareegatay Qaraxii ii ka dhacay Hoteel Shaamoow...
Baarlamaanka Puntland oo Xasaanadii ka qaaday 8 Mudane
Xdildhibaanada Baarlamanka Puntlan, ayaa maanta xasaanaddii Xildhibaannimo ka qaaday 8 Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland.
Mooshin deg ah oo oo la horgeeyay Xildhibaanada...























