Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wararkii ugu dambeeyay weerarka lagu galay Hotel Elite
Kooxo hubeysan ayaa xoog ku gashay Hotel Elite oo ka mid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho ugu waaweyn, aadkana amnigooda loo ilaaliyo.
Hotelkan oo saaran Xeebta...
Ku simaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo daahfuray Musawaca lagu hagayao Maraakiibta Dekadda Muqdisho...
Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya , Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daah furay Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo...
Wasiir Cabdulaahi Goodax Barre iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo socdaal ku tagaya gobolka Gedo
Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha Wasiirka waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre ayaa la filayaa inuu gaaro Gobolka Gedo, gaar ahaan Degmooyinka Garbahaareey,Luuq iyo...
shirka Dhuusamareeb 3 oo furmaya Axmed Madoobne iyo Deni oo ku...
Magaalada Dhuusamareeb Xarunta Maamulka Galmudug waxaa maanta ku wajahan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo aysan...
Faah faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda Federaalka...
Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka uga warbixiyay Wada-hadalladii Dhuusamareeb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal...
Maraykanka oo saldhig Militari ka sameysanaya Boosaaso
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo saraakiil sare oo ka tirsan Taliska Ciidamada Maraynka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), ay kulan qarsoodiya ku yeesheen Caasimadda...
Madaxweyne Deni oo ka qayb galaya Wejiga 3aad ee shirka Dhuusamareeb
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo socdal ku jooga Magaalada Jabuuti Jabuuti, ayaa la sheegay in uu ka qayb-geli doono Shirka Madaxda Dowladda Federaalka...
Beesha Caalamka oo baaq ka soo saartay shirka Dhuusamareeb3
Wadamada Beesha Caalamka ee Taageera Soomaaliya , oo xalay soo saaray War-saxaafadeed wadajir ah, ayaa ku baaqay in dhammaan Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya ay ka...
Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta uu u ambaboxo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad...

























