Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Markii Ugu horeysay ka hadashay Cambareeyn ay kala kulantay Caalamka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii u horraysay jawaab ka bixisay dhaleecayntii uga timid dalal ka tirsan Beesha Caalamka oo si adag u dhaliilay Hannaanka...
Madaxweyne Qoor Qoor oo safar deg deg ah ku soo gaaray Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo safadae deg deg ah ku soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Waxaa ku...
Xiisado ka Taagan degaan ka Tirsan gobolka sool
Xiisad Colaadeed ayaa weli ka aloosan Degaanka Aricaddeeye ee Gobolka Sool halkaas oo Shalay dagaal ku dhexmaray laba beelood oo Degaanka wada-deggan.
Colaadda labada beelood...
Dhageyso :Ra’iisal wasaarihii hore Kheyre oo sheegay in uu isaga Iscasilay sharci darrona...
Ra’iisal wasaarihii hore Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa shir jaraaid uu qabtay kaga hadlay xilka qaadistii ay ku sameeyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka waxaa uu...
Warbaahinta Norwey oo aad uga hadashay xilka qaadista Hasan Kheyre.
Oslo, Warbaahinta gudaha wadanka Norwey ayaa maanta si aad ah uga hadashay xilka qaadista maanta lagu sameeyay Ra,isul wasaare Hassan Ali Kheyre.
Warbaahibta gudaha kuwooda...
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay go’aanka Kalsooni kala-noqoshada Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra'iisul-Wasaare Xasan...
Dhageyso: Gudoonka Golaha shacabka oo sheegay in kalsoonida ay kala noqdeen Ra’iisal wasaare xasan...
Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kalsoonida kala laabteen Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre.
Kulanka oo ku bilowday buuq iyo sawaxan...
Dawlada Federaalka oo shaacisay in Wejiga Seddexaad shirka Dhuusamareeb ay ka qayb geli doonaan...
Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in wejiga saddexaad ee shirka wadatashiga dhuusamareeb uu...
Xildhibaanada Golaha shacbaka oo maanta kulan ka yeelanaya Doorashada 2020/2021
Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabtiya dood adag ka yeelanaya Arrimaha Doorashada Madaxtinimada Dalka ee 2020/2021.
Doodda Golaha shacabka ayaa ku...
Beesha Caalamka oo taageertay Qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb
War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Dowladaha iyo Ururadda taageera Somalia ayaa waxay rajo ballaaran ka muujiyeen Shirkii Wada-tashiga ee Madaxweyne Farmaajo...

























