Home 2020
Yearly Archives: 2020
Fanaan maraykan ah oo isu soo sharaxay madaxtinimada dalka maraykanka
Kanye West ayaa si rasmi ah u billaabay ololihiisa doorashada 2020-ka ee madaxtinimada Mareykanka, wuxuuna isu soo bax kala daadsan ku qabsaday magaalada Charleston...
Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay Nin Dad shacab ah ku dilay Xaruun ...
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray nin hubeysay oo dad shacab ah ku rasaaseeyay degmada Warta nabadda ee gobolka Banaadir.
19/July/2020, abaare...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Ururada bulshada Rayidka Dhuusamareeb+Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee...
Askari Dad shacab ah ku dilay xaruun Mangiska lagu Tumo
Askari ka Tirsan Ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dad shacab ah ku dilay xaruun dadka Mingiska looga tumo oo ku taalo degmada Warta nabada...
Madaxweyne Deni oo ku laabtay Dhuusamareeb
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Galmudug.
Madaxweyne Deni oo todobaad ka hor Dhuusamareeb kaga qayb-galay...
Dhageyso: Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay Fatahaada Wabiga shabeele uu ka geystay Degmada Afgooye
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku Edeeyay Dawlada federaalka in ay ka gabasay wax u qabashada Dadka...
Duqeyn loo geystay Degaanka janaale ee gobolka shabeelaha Hoose
Wararka ka imaanaya degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegay in Madaafiic lagu weeraray degaankaasi
Madaafiicda ayaa la sheegay in ay ku dhacday qeybo...
Dawlada Federaalka oo Gaadiid ku wareejisay maamulka Galmudug+Sawiro
Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta shan gaari oo ah nuuca Cabdi-bilaha soomaalidu u taqaan iyo agab ay ka...
Dawlada Federaalka oo ka digtay Roob dabaylo wata oo ka da,a gobolada Koofureed
Wasaaradda gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Dabaylo ku socda xawaare sare oo kusoo wajahan inta badan Magaala Xeebeedyada Dalkeenna.
Dabayshan ayaa...

























