25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Muuse Biixi Cabdi iyo Uhuru Kenyatta oo ku kulmay Nairobi

0
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta qaabilay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shalay booqasho ku tagay dalkaasi. Aqalka Madaxtooyada Kenya ayaa sheegay in labada...

Maxaa lagu xaliyay Khilaafkii bixinta shahaadada Dugsiga Sarre ee Ardayda Puntland?

0
Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ayaa Heshiis ka gaaray shahaadada dugisga sare ee Ardayda Puntland oo muddo muran uu  ka taagnaa. War-saxaafadeed ay wadajir u...

Khasaare ka dhashay baabuur ku gubtay Koofurta Gobolka Mudug

0
Inta la Ogyahay laba ruux ayaa ku geeriyooday, shan kalena waa ku dhaawacmay, kadib markii gaari yar Tayota ah  uu  dab ku qabsaday degaanka...

Rooble oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ka dib markii uu ku soo fashilmay safarkii...

0
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maanta booqasho ku tago magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wafdi hor...

Dacwo ka dhan ah Kenya oo loo Gudbiyay Urur goboleedka IGAD

0
Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk ahna Guddoomiyaha Urur Gobolleedka IGAD,  Waxaana Warqadan  looga...

Faah Faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Qaraxan Xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho , qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Jamhuuriya oo ka tirsan dgmada Kaaraan. Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxa...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Xildhibaano ka Tirsan baarlamaanka Galmudug

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf ku maamuusay Xildhibaannada iyo Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug. Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa...

Jeneraal Yuusuf Indhacadde oo sheegay In qabiil ahaan uu u difaacayo Midowga Musharixiinta

0
Indha Cadde ayaa shaaca ka qaaday cidda ay ka difaacayaan musharaxiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in ciddaas ay tahay dowladda federaalka Soomaaliya, inkasta oo uusan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xaflad Sagootin ah u Sameeyay Xulka Kubada Cagta Galmudug

0
Madaxweynaha  Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa Xaflad sagootin ah magaalada Dhuusamareeb Ugu xulka kubadda cagta Galmudug oo ka qeyb-gali doona  tartan Maamul...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland?

0
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo ay weheliyaan Xubno  kamid ah Wafdigiisa, ayaa xalay Garoowe kulan kula yeeshay Dalladda Ururada Bulshada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...