Home 2020
Yearly Archives: 2020
Senator Nuura Faarax” Wadahadallada Jabuuti waa mid uu olole doorasho ku galayo Farmaajo”
Xildhibaano ka tirsan Aqalka sare gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee soomaaliland ayaa waxaa ay ka hadleen wada-hadallada Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Maamulka Jubbaland oo ka horyimid go,aanki maanta ka soo baxay DFS.
Kismaayo,Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Ahmed Madoobe ayaa qaadacay Warsaxaafadeedki maanta ka Soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.
Warsaxaafadeed goordhaw soo saareen Maamulka Jubbaland ayay ku sheegeen...
Abdirahman Abdishakuur oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo wali ka quusan Muda kororsi.
Muqdisho,Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Abdirahman Abdishakuur ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo wali uusan ka quusan muda korori.
Hogaamiyaha waxaa uu tilmaamay in shirka maanta ka...
Norwegian-ka oo inta badan codsanaya in xiligaan la furin Xuduuda ay wadaagaan Swedan.
Oslo,codbixin la sameeyay ayaa lagu ogaaday in shacabka Norwey jecleen in xiligaan la furo xuduuda ay wadaagaan Norwey iyo Swedan.
Qaar ka mid warbaahinta gudaha...
Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuumay dawlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidinaya Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada...
Madaxweynaha Soomaaliland oo gaaray Jabuuti
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Cigaal ee magaalladda Hargeysa.
wararka ayaa sheegaya Madaxweyne...
Dowlada Federaalka oo muda kadib aqoonsatay Maamulka Ahmed Madoobe ee Jubbaland.
Muqdisho,Warsaxaafadeed goordhaw ka Soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in dowlada Federaalka wax ka badashay mowqifkeeda kaga aadanaa Doorashada Maamulka Jubbaland ee uu...
Midowga Yurub oo ka hadlay shirka Jabuuti Maanta uga furmaya DFS iyo Soomaliland
Safiirka Midowga Europe u jooga Somalia,Nicholas Berlanga ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Kulankaasi oo ay u arkaan tallaabadii Koowaad wee lagu gaari karo guulo la...
Dhageyso : Soomaaliland oo sharuud ku xirtay Wadahadalada Jabuuti ka Furmaya
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Na coo ka Tirsan Golaha wakiilada Soomaaliland ayaa Waxaa uu soo dhaweeyay Wada hadalada Maanta Dalka Jabuuti uga Furmaya...
Puntland oo ka hadashay shirka Jabuuti maanta ka furmaya
Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa sheegay inuusan Shirkaasi waxba kama jiraan noqonayo, haddii aysan Puntland ka qeyb gelin Wada-hadalladda Somalia iyo Somaliland.
Qoraal...

























