Home 2020
Yearly Archives: 2020
Xildhibaanada iyo Wasiirada kasoojeedo Muqdisho oo ka hadlay maqaamka caasimada
Waxaa xalay Hotel kuyaala magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah oo looga arinsanayay maqaamka magaalada Muqdisho iyo xubnaha aqalka sare laga siiyay Gobolka Banaadir ku...
Golaha Wasiirada oo meel mariyay Istaraatiijiyadda la dagaalanka Musuq maasuqa ee 2020-2023
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen istaraatiijiyadda la dagaalanka musuqmaasuqa ee...
Galmudug oo War kasoo saartay Masjid ay xireen booliska Soomaaliya
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa war kasoo saartay Masjid ku yaalla Magaalada Guriceel oo ay xireen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, waxaana xariga Masjidkaasi ay...
Fariin uu Facebook ku qoray nin jooga baadiyaha Kenya oo dood kulul ka dhalisay...
Fariin uu barta Facebook ku qoray Alex Ndiritu, oo ka soo jeeda magaalada Nyeri ee dalka Kenya ayaa dood kulul dhalisay Maraykanka.
Alex ayaa muuqaal...
Dad gaarayo 5,600 qof oo losoo qabtay Banaanbaxyada ka socda Mareykanka
Ugu yaraan 5,600 oo qof ayaa lagu qabtay magaalooyin ku yaal dalka Mareykanka tan iyo markii ay bilowdeen banaanbaxyadda looga soo horjeeday geerida George...
Wasiir layga helay Covid 19″
Wasiirkii labaad oo xukuumadda Somaliland ka tirsan ayaa sheegay in laga helay cudurka Covid-19.
Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Dr Cabdiweli Suufi, ayaa War uu...
Rer Norway oo kulan duco iyo qur`aan aqris ah u sameyay Sheekh Abdirahman Sh.M....
Kullan duco iyo qur'aan aqris isugu jira ayaa loogu sameeyey magaalada Oslo ALLE ha u naxariistee Sheekh Abdirahmaan Sheekh Muxiyadiin Celi oo 22-ka bishan...
Wiil ilma adeer ahaayeen Taliyihii Hore ee NISA oo Lagu dilay Muqdisho.
Muqdisho,Wiil ay ilma adeer ahaayeen Taliyihii hore ee NISA Abdirahman Tuuryare ayaa maanta lagu dilay Muqdisho.
Maxamed Abuukar Tuuryare Ayaa la sheegay in ciidamo ka...
Denmerk oo fasaxday in dadku is booqdaan.
Dowladda Danmark ayaa xuduudaha u furtay lammaanayaashii uu kalaxayiray bandowga coronavirus.
Laga bilaabo maalinta Isniinta, lamaanayaasha ku sugan xudduudaha ee degganaanshaha ka heysta waddamada Scandinavia-ka...
Wasiir Xamza: oo cambaareyy dadkii lagu dilay Gololey
Xamza Saciid Xamza, Wasiirka Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka Somaliya ayaa si adag u cambaareeyay falkii arxanka darnaa ee shalay ka dhacay Deegaanka Gololey, oo...

























