Home 2020
Yearly Archives: 2020
Ruushiyaan u dagaalamaayay Khalifa Haftar oo isaga baxay Libya By Shiil – 26th May...
Ciidamada taageeraya dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa Isniintii sheegay in boqol calooshood u shaqeystayaal Ruushiyaan ah oo u dagaalamayey Jeneral Khalifa Haftar...
Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay dib u dhac ku yimaada doorashada Somalia
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Amb, Nicolas Berlanga ayaa walaac xoogan waxaa uu ka muujiyay natiijada la dhalan karta hadii dib u dhac uu...
Turkiga oo Midowga Afrika uga digay inay farageliyaan Arrimaha Soomaaliya
Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya Amb, Kani Torun ayaa Midowga Afrika waxaa uu ka dalbaday in ayan faragelin Arrimaha Soomaaliya gaar ahaan...
Sidee looga Ciiday Norway sanadkaan ? + SAWIRO
Iyadoo Malaayiin muslimiin ah ay maanta u dabaal dageen munaasabada ciidul fidriga oo ka mid ah maalmaha ay sida weyn u qadariyaan dadka Muslimiinta...
Madaxweynaha Turkiga & Trump oo ka wada hadlay xaalada Libya
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda colaadeed ee Libya, mar uu Sabtidii khadka telfoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkey...
Dadka uu ku dhacay Cudurka Corona Virus dunida oo gaartay 5.3 milyan
Ruushka ayaa soo sheegay 153 dhimasho coronavirus guud ahaan dadka u dhintay Corona virus dalkaasi ayaa gaartay3,541.
Muslimiinta adduunka ayaa u dabaaldegay Ciidul-Fidriga iyadoo qaar...
In ka badan 15 ruux oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Baydhabo
Wararka ka imanaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday goob ay ka socdeen ciyaaraha hiddaha dhaqanka uu sababay dhimasho iyo dhaawac.
Goobjoogayaal ayaa ...
Sadax sano kadib waxqabadka Farmaajo wuxu noqday Salaanta Abi Axmed iyo Caburinta!
Madaxweyne Farmaajo sadex sano iyo sadex bilood oo uu kursiga ku fadhiyo. wax qabadkiisa wuxuu ku soo koobmay safaro joogta oo qarash badani ku...
Muslimiinta Yurub oo biri Sooman.
Iyadoo intabadan wadamada caalamul islaam biri ay utahay maalinta ugu danbeeyso bisha barakeysan ee Ramadan ayey wax ciid ah ka jirin Norway in guud...
Dowladda Somaliya oo ku dhawaaqday inay Ciid tahay
Dowladda Federalka Somaliya ayaa ku dhawaaqday inay tahay ciid, kadib markii meelo ka mid ah Muqdisho & gobolada dalka Somaliya laga arkay bisha Shawaal.
Wasiirka...
























