Home 2020
Yearly Archives: 2020
Maamulada dalka qaarkood oo sheegay in maalinta berrito ay ciid tahay
Qaybo badan oo dalka ka mid ah ayaa looga dhawaaqay in berrito ay tahay maalinta 1aad ee Ciidul Fitriga, iyadoona bulshada loogu hambalyeeyay munaasabadda...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay toogasho ku dishay xubno ka mid ah Shabaab
Kumaandooska Danab ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ka Fuliyeen degaanka Leego waxay ku dileen ruux Canshuuraha Al-Shabaab u qaabilsanaa Degmada Wanla-weyn Sidda lagu sheegay...
Wasiirka Caafimaadka oo xaqiijisay dad hor leh inay ka caafimaadeen Covid-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ka...
Muwaadiniin ku xanibnaa dalka Kenya oo maanta ka soo dagay Garoonka Aadan Cadde
Magaalada Muqdisho maanta waxaa soo gaaray Muwaadiniin Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku xayirnaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ka dib markii duulimaadyadda Soomaaliya...
Qorshaha Xakameynta bulshada Muqdisho maalmaha ciida oo laga shiray
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19, oo habeen kasta hab maqal iyo muuqaal ah ku...
Donald Trump oo u hanjabay markale WHO
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii ku hanjabay inuu si joogto ah u joojin doono maal-gelinta hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, haddii aysan ballan-qaadin...
Silvia Romano oo aayado Qur’aan ugu jawaabtay dadkii u hanjabay
Hadal-heynta warbaahinta dalka Talyaaniga waxaa qabsaday sheeko ku saabsan Silvia Romano oo boggeeda Facebook-ga kusoo qortay aayado quraan ah oo ay ku fasirtay luuqaddeeda.
Ficilkan...
Kiisaska Coronavirus ee Somaliya oo sii kordhaya
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka bogsoodeen 15 qofood taaso...
NRK oo markii ugu horeeysay tabagelisay barnaamijka Eid-Mubaarak
24-may oo ku beegneed axada NRK ayaa soo bandhigi doonto buragaraam cajiib ah oo loogu xafladeeynayay dadka soonaa bisha Ramadaan.
Barnaamijklaani oo kabaxay kanaalka NRK...
Somaliland oo wadahadalada Soomaaliya sharuud adag ku xirtay
Maamulka Somaliland ayaa shuruudo adag ku xiray wadahadalada kala dhaxeeya dowlada Soomaaliya oo sanadihii ugu dambeeyay joogsaday laguna fashilmay in labada dhinac mar kale...

























